Isbitaalka Madiina oo Hayadda Bisha Case e Imaaraadku aay Gaarsiisay Deeq Daawo Ah

Deeqdaan waxaay katimid Dawladda Imaaraadka Carabta waxaana loogu deeqay Cisbitaalka madiina oo daawadaas baahi weeyn u qabay iyo Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo iyagu faraha ku haya cisbitaalo gaar ah oo aay yimaadaan bukaan socod farabadan. Deeqdaa Imaaraadku waxaay ka kooban tahay  30 kartoon oo u badan daawada lasiiyo dadka qaba cudurka kaneecada dheddiga ahi aay … Continue reading Isbitaalka Madiina oo Hayadda Bisha Case e Imaaraadku aay Gaarsiisay Deeq Daawo Ah